DHAGEYSO:-Xilibaano Ka Ka Hadlay Weerarkii Hoteel Ambasator

0
97

Xildhibaano ka Tirsan dowlada Soomaaliya Ayaa Waxaa Ay Ka Hadleen Weerarkuu Koxda Maleeshiyada Al Shabaab Ay Ku Qaadeen Hodhel Ambasator Ee Magaamada muqdisho

xildhibaan Cumar Balash Isxaaq Oo ka Mid Ah Barlamaanka soomaaliya Ayaa Waxaa uu ugu Horey tacsiyo uu u Direy dhamaan uma soomaaliyeed Gaar Ahaana baarlamaanka Soomaalioya Oo Labo Ka Mid Ah Ku Geeriyootey Weerarkii Fashilmey Ee koxda Maleeshiyada Shabaab Ay Ku soo Qaadeen Hotel Ambasator

Halkaan Ka dhageyso

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here