Magacyada 22-ka Musharrax Ee uTaagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya

0
133
sawir 23 musharrax ku dhan yihiin

Mogadisho (RKGS)=Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee dalkaan hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota.

Xilka madaxweyne waxaa markii hore isku soo sharaxay 24 mudane, walow ay tanaasuleen 2 musharrax, waxaana hadda isku soo haray 22 mudane.

waxay idiin soo gudbineysaa magacyada musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha, kuwaasi oo kala ah:

Shariif Sheekh Axmed

Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke

Maxamuud Maxamed Culusow

C/qaadir Cosoble Cali

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

Maxamed Cali Ameeriko

C/naasir Maxamed Cabdulle

Maxamed C/llaahi farmaajo

C/raxmaan C/shakuur Warsame

Jibriil Ibraahim Cabdulle

Cali Xaaji Warsame

Saciid C/llaahi Deni

Saciid Ciise Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud

Maxamed Axmed Jabarti

Maxamed Cabdirisaq

Cabdulahi Cali Axmed

Cabdulahi Cilmooge Xirsi

Zakaiye Maxamud Xaaji

Bashiir Raage Shiiraar

Xaaji Maxamed Yaasin

Axmed Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here