Mahad Cabdalla Cawad oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

0
95

Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la soo gaba gabeeyay, taas oo ay ku tartameen Labo Musharax.

Mahad Cabdalla Cawad iyo C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi ayaa ku tartamay waxaana Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ku guuleystay Mahad Cabdalla Cawad oo la tartamayay C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay natiijada Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here