Malinta Qaxootiga Aduunka Oo Maanta Ku Beegan

0
94

Mnata oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 20 bisha Juun Waa maalin loo asteeyay Maalinta Qaxootiga Caalamka waxaana inta badan laga xusaa Soomaaliya iyo waliba qaar ka mid ah Wadaamda Caalamka.

Munaasabado lagu xusayo Maalinta Qaxootiga Caalamka ayaa la filayaa in Manta  ay ka dhacaan Magaalada muqdisho iyo Baydhabo iyo waliba Xarumaha maamul goboledyada dalka ka jira,waxana ka qeybgeli doona madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada.

Dalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka mid yahay Wadamada farakutiriska ah ee dadkooda ay yihiin kuwo Qaxooti ku ah daafaha Caalamka,waxana jira dhlinyaro Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Wadamada qaar kadib markii dalkeena ay ka tahriibeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here