Maxkamada Ciidamada oo Maanta Dil xukuntay

0
105

Muqdisho(SONNA)—Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamadaka qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad ciqaabeed loo heystay eedeysanayaal dilkii taliyihii nabadda sugidda Gobolka Shabeelaha dhexe Marxuum C/weli Ibraahim Maxamed.

Maxkamadda ayaa ayaa dhagaysiga kadib ku xukuntay dil toogasho ah Yuusuf Xasan oo ay ku caddaatay in uu ka dmabeeyay dilka taliyihii  Nabdsugidda Gobolka Shabeelaha dhexe, halka sadex kale lagu kala xukumay xabsi.

Wararka kale ayaa iyana sheegaya in Ibraahim Cadaawe,  si Ku meel gar ah  loogu magacaabay taliyaha nabadd sugida ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

maxkamad-174x131

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here