Musharraxintii ugu dambeeyay oo maanta khudbad Baarlamaanka ka hor jeedin doona

0
92

Maanta oo Axad ah taariikhduna ku beegantahay 5-ta Febraayo ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo hadal jeedinta musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya.

Sideed musharax oo ugu dambeeyay ayaa lagu wadaa in Baarlamaanka ay u jeediyaan Barnaamijkooda siyaasadeed oo ay dalka ku maamuli doonaan haddii ay ku guuleystaan xilka.

Magacyada Xubnaha hadalka jeedinaya maanta waa:
1- Cumar C/rashiid Cali Sharmarke
2- Maxamed C/laahi Farmaajo
3- Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
4- Dr maxamuud Maxamed Culusow
5- Maxamed Axmed Jabari
6- Maxamed Cali Nuur Ameeriko
7- Maxamed Abdirizak
8- Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaacii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here