NISA oo qabatay mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa

0
89

Ciidanka Nabad Sugidda ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa sida ay sheegeen Saraakiisha dowladda.

Mootadaan oo ahayd nuuca loo yaqaano Dhugdhugleyda ayaa waxaa saarnaa walxaha Qarxa oo ay ka mid ahaayeen Jaakado ay Qaraxyo ku xiranyihiin.

Saraakiisha NISA ayaa Warbaahinta dowladda  u sheegay in gacanta lagu haayo hadda Mootada iyo Ninkii waday, waxayna sidoo kale ay sheegeen inay baaritaano socdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here