Nosoj OO Baaq dowlada Soomaaliya U Jeedisey .

0
86

Ururka Suxufiyiinka Soomaaliyeed Ee Nosoj Ayaa Waxaa Uu Dowlada Soomaaliya Ka Dalbadey In Gacanta Lagu Soo Dhigo Dadkii Ka Ka Danbeeyey Dilkii Allaha U Naxriistee Wariye Sagal Salaad  Oo Shalay Kooxo Hubeysan Ay Ku Dileen Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soomaaliya

Mohamed Ibraahim Mocalimo Xoghayaha Guud Ee Ururka Suxufiyiinka Qaranka Soomaaliyeed Ee Nosoj Ayaa Waxaa Uu Dowlada Soomaaliya Ugu Baaqey Gacanta Lagu Soo Dhigo Ragii dilka Geystey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here