Qarax ka dhacay Muqdisho

0
87

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay meel u dhow xarunta degmada Wadajir, Maamulka degmada Wadajir iyo Saraakiisha Hay’adaha ammaanka ayaanan wali wax war ah ka soo saarin Qaraxaan.

Faah fahain dheeraad ah goor dhow la soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here