Roobow Oo Gaarey Aadan Cade

0
87

Markii ugu Horeysey ayu gaarey  Magaalada Muqdisho tan iyo 2011 xiligaas oo laga Saarey Al Shabaab Casimada Dalka ee Muqdisho.

Muqtaar Roobow aya waxa uu caga Dhigtey Garonka Adan Cade Airport isagoo ay la socdaan Waziirka Gaashan Dhiga Dowlada Somalia Abdirishiid Abdullahi iyo Taliye ku xigeenka NISA.

Roobow aya waxa uu mar so Noqdey Taliye Kuxigeenka Al Shabaab  iyo Afhayeenka Ururka Al Shabaab waxana Roobow Qilaaf so dhaxgaley Hogaamiyihii Hore ee Godane aya waxa uu muddo Dagnaa Deegaanka Abal oo Hoos Timaada Magaalada Xudur.

wixii warar ah kuso kordha wan idinla so Socodsiin Doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here