R/wasaaraha Turkiga oo aqbalay Istiqaalada Wasiirka arrimaha Gudaha

0
97

R/Wasaaraha Xukuumadda Turkiga Ali-Yaldarim ayaa aqbalay Istiqaaladda Wasiirka Arrimaha Gudaha Afkan Ala, wuxuuna xilkaasi u magacaabay Wasiirkii shaqada iyo arrimaha Bulshada Suleyman Sawilo.

Sidoo kale waxa u xilka Wasiira shaqada u magacaabay Xildhinaan ka tirsan Xisbbiga Cadaaladda iyo horumarinta oo lagu magacaabo Mahamed Mu’dan Oglow.

R/Wasaaraha Xukuumadda Turkiga Ali-Yaldarim, ayaa uu u mahadceliyay Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha sidii xilkasnimada leheyd uu waajibkiisa u gatay, isagoo Wasiirka cusub arrimaha gudahana kula dardaaramay inuu sii ambaqaada waxqabadkii wasiirkii ka horeeyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here