Sacuudiga oo xusaya maalinta Qaranimada dalkiisa

0
112

Riyaad (RKGS) Sanad-guurada 86 aad ee ka soo wareegtay xuska maalinta Qaranimada Sacuudiga ayaa si weyn loogu dabaaldegay guud ahaan dalka Sacuudiga.

Maalinta Qaranimada dalkaasi oo  ku beegneyd markii aasaasihii bqoqortooyada Sacuudiga Malik Cabdulcasiis bin Cabdirahmaan Ala Sacuud  uu dhidibada u taagay Boqortooyada iminka ka arrimisa Sacuudiga, waxaa Qalabka warbahinta dalkaasi, shacabka Sacuudiga kala hadlay Boqorka Sacuudiga Salmaan bin C/Casiis iyo dhaxal sugaha Amiir Mohamed bin Naaif.

Madaxda wadamada khaliijka iyo kuwa Caalamka Islaamka ayaa iyaguna munaasbadaasi ugu hambalyeyyay Boqorka iyo shacabka Sacuudiga, waxayn u rajeyeen inay gaaraan horumar iyo baraare ka weyn midda haatan  haystaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here