Saddex Milyan muhaajriin bilaa sharci Ah Oo laga masaafuri doono Mareykanka.

0
89

Madaxweynha  la doortay ee Mareykanka  Donald Thurup ayaa sheegay  inuu qorsheynayo in  Saddex Milyan oo qof  muhaajiriin bilaa sharci ah oo ku nool dalka Mareykanka in la tarxiilinayo ama Xabdiga la dhigi doono marka uu xilka la wareego.

Wuxuu intaa ku daray isagaa oo la hadlayay Telefishinka SBS inuu qorshihiisa ama talabadiisa ugu horeeysa ee qaadayo ay nooqon doonoto ka musaafurinta Mareykanka dadka Tiradooda aan ku sheegnay Saddex Milyan oo qof  isaga oo  ku tilmaamay dadkaasi kuwa nooc kasta  isugu jira halisna ku ah amaanka dalka Mareyknka.

Wuxuu kaloo Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka  Donald Trump uu intaa raaciyay inuu fulinayo ballanqaadkii sii oloolahiisa oo uu ka mid ahaa inuu dalka ay xagga xuduuda la wadaagaan ee Mexico ka dhiso doono Gidaar weyn oo laga celiyo dadka bilaa sharc iga uga soo gudba ee mukhaadaraadka ka soo gudbiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here