Saddex Xildhibaan oo maanta lagu dooranayo Muqdisho

0
122

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dooranayaa ilaa iyo Saddex kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kuraastaan ayaa ah Kuraasta xubnaha Gobalada Waqooyi oo Doorashadooda ay ka dhaceyso Caasimadda Soomaaliya.

Waxaa la soo sheegaya in lagu jiro diyaar garowgii ugu danbeeyay isla markaana mar dhow la filayo inay toos u bilaabato doorashada saddexdaan kursi ee Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here