SAWIRO:Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Xilka La Wareegay

0
90

Baydhabo(RKG)-Wasiirka Cusub ee wasaaradda xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa ayaa Baydhabo kula wareega Xafiiska iyo shaqada wasaarada wasiirkii hore kadib dhawaan oo dhawaan loo magacaabay wasaaradaas.

Maxamed C/raxiim Nuur ayaa looga fadhiyaa in uu ka mid noqdo wasaaradaha tayada leh ee KG Soomaaliya ee soo xushay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden.

Maxamed C/raxiim Nuur  ayaa Xubinta Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Koonafur Galbeed Soomaaliya kasoo galay Gobolka Shabellaha Hoose.

Lagama hordhici karo nooca ay noqon doont shaqadiisa hase ahaatee da’da uu ka jiro iyo aqoontiisa oo is biirsada ayaa waxa la aaminsanyahay in uu kasoo dhalaali karo booska lagu magacaay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here