Sawirro:-Shirweynaha 5-aad ee Wakaaladaha Wararka Caalamka oo maanta ka furmay Baku

0
87

Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baku ee xarunta dalka Azerbaijan.

Madaxweynaha dalka Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa goordhaw furay shirka, waxaana uu ka qeyb galaayasha kula dar daarmay inay xoojiyaan wada shaqeynta ka dhexeysa Madaxda Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida.

Shirka waxaa dhanka Soomaaliya uga qeybgalayo Guddoomiyaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka ahna Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA Mudane C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala iyo Madaxa Qeybta Carabiga ee

baku1 baku2 baku3 baku4 baku5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here