Seddax ayaa geeriyootey Kontan qof oo kale waa ay la ildaran yihiin cudur ka dhashey biyo wasaqeysan oo ay cabeen dadka deegaanka Awdiinle

0
144

Gudoomiyaha Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay Abdulaahi Mohamed Omar Ayaa ka Warbixiyey Biyo Wasaqeysan Oo Ay Cabeen  dadKa Deegaanka Oo 3qofna Ay u Geeriyoodeen 50kale ay La Xanuunsayihiin

Gudoomiyaha Ayaa sheegey In Dadka Marka Ay Cabaan Biyaha Ka Dib Ay mataqaan Xanun Aan La Garaneya Halkaa Uu Ka Dhashey

Deegaanka ayaan Jirin Xarumo Caafimaad Oo Dadkaasi Lagu Ogaado Cudurka Ay Qabaan

Weriye Feysal Maxmed Isxaaq (Feysal Sahal)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here