Somalia Stability Fund (SSF}Oo Soo Bandhigtey Qandaraas Dhismo Xafiisyo. Baydhabo

0
97

 

 

 

 

CODSI BOROBOOSAL

 

 

 

 

Dhismaha xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Madaxtooyada, ee Maamul-Goboleedka Ku-meelgaarka ah eeKoonfur-Galbeed, Soomaaliya

                                                                                

Martiqaadka-soo-qaybgal Tartan QandaraasLr: GD-SW-08

 

Somalia Stability Fund (SSF) waasanduuq ay deeq-bixiyayaal badan wax kubiiriyaan oo taageera nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya.  Sanduuqa SSF wuxuu gooni u dhigay lacago

sharci ah loo gubixinayo kharashka qandaraaska Dhismaha xafiisyo  oo gutalogaley Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Madaxtooyada oo lagadhisayo Baydhabo, Maamul-Goboleedka Ku-meelgaarka ah eeKoonfur-Galbeed, Soomaaliya.

 

SSF waxaa ay sharikadaha ama shakhsiyaadka “(Tartamayaasha)” sharciga u oggol yahay ee u qalma kacodsaneysaa in ay soo gudbiyaan boroboosallo (“Tartan-Qandaraas”) oo ku aaddan adeegyada kor lagu soosheegey,oo ah mid lagubixinayo lacaggo’anoo iskuduub ah. Qandaraaska waxaa lagu bixinaya Tartan Furan oo lagu wadatartamayo. Sidaa daraaddeed Tartanku waxaa uu u furan yahay dhammaan Tartamayaasha sharcigu u oggol yah ay ee kasoo baxa shuruudaha ugu hooseeya ee laga doonayo – oo ay ka mid tahay in 5tii sano ee ugu dambeyseyay soo fuliyeen hawlo dhismo oo kuwan la mid ah.

 

Faahfaahinguudoo la xiriirtamashruucaayaalagumuujiyeyxagganhoose:

  • Goobtashaqada:Baydhabo, Maamul-Goboleedka Ku-meelgaarka ah eeKoonfur-Galbeed, Soomaaliya
  • TilmaantaShaqada:
  • NoocaQanadaraaska: QiimeGo’anooIskuduub ah.
  • Taariikhda La Xirayo Soo-gudbinta: 4ta Luuliyo,2016– 4taSaac (10-ka) Subaxnimo(SaacaddaAfrikada Bari)

Haddiiaaddooneyso in aadheshoDokumeniytiyadaTartankaQandaraaskasiaadugasooqabgashotartankahawshan, fadlancodsikusoodiremailkanprocurement@stabilityfund.somarkaa SSF waxaa ay dokumentigaTartankaQandaraaska u soodireysaa e-mailka loo soogudbiyeyeelagacodsadey in ay kusoodirto.

Mahadanidiin,

The Somalia Stability Fund

www.stabilityfund.so

                    @Stability_fund

                    Facebook/stabilityfund.so

SSF advertisement for ISWA Ministry Building construction_SOMhttp://Halkaan Ka Aqriso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here