TACSI:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Khasnajigii guud Dowladda hoose ee Xamar

0
80

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan eheladii, qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Khasnajigii guud ee Dowladda hoose ee Xamar Marxuum, Maxamed Cali Cabdi oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Xanuun .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here