DHAGEYSO: Taliska Amniga K/Galbeed oo Awaamiir kusoo rogtey Farmashiyaasha Baydhabo.

0
93

Taliyaha Ciidmada Booliiska K/Galbeed Soomaaliya Ganeral Mahad Cabdiraxman Aan aya Waxa uu Ku amrey Dadka Ka Ganacsada Farmishiyasha Baydhabo, Wuxuu uu Sheegey Inay jiraan Farmashiyaal Lagu iibiyo Kaniiniga loo yaqaano Taramadool oo Dhib ku haayo Dhalinyarada Meelwalboo ay joogan, Wuxuuna Sidoo Kale Ganeraal Mahad Cabdiraxman Adan Taliyah Booliiska K/Galbeed Soomaliy uu Farey inay Joojiyaan Kaganacsiga Kaniinkasi Maadaama uu Dhib ku hayo Dhalinta, hadii ay joojin waayan ama ay uwaantoobi waayaan Awaamiirt Hey’adaha amankan ay Sharciga la Tiigsan Doonan, Sidoo kale Wixii Maanta Kabilowda Hadii ay arkan Farmasi lagu iibiyo kaniinkaasi ay gabi ahanba Xiri Donaan.

Halka Hooos Ka Dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here