Taliska Booliiska Gaarka KGS Oo Ka Hadlay Amaanka Baydhabo.

0
96

Baydhabo (RKGS) Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Booliiska Gaarka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Isxaaq Caracase Oo Wareysi Gaar Ah Siiyay Raadiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Ayaa Waxaa Uu Ka Waramay Amniga Guud Ee Deegaanada Ay Dowladda Ka Aramiso Gaar Ahaan Magaaladda Baydhabo Oo Maalintii Sadexaad Ka Socda Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Kaa Oo Looga Aransanayo Doorashooyinka Dalka La Filayo Inay Ka Dhacaan Sanadkan Aynu Ku Guda Jirno Ee 2016.

Caracase Ayaa Waxaa Uu Tilmaamay In Laamaha Amnigga Sida Booliska Gaarka Ah Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Meliterigga Ay Iska Kaashanayaan Sugidda Amnigga Baydhabo Asagoona Sheegay In Ciidamada Howgalo Ay Ka Sameynayaan Gudaha Iyo Duleedyada Magaalada Baydhabo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here