Taliyaha Ciidanka Police ka Somaliyed Oo Baydhabo uga qeybgaley xaflada tababar looga soo xirayey 200 Oo Askar Police ah.

0
118

Baydhabo (RKGS) Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamudayaa maanta tababar usoo xiray Ciidamo booliis ah oo loo tababar Degmooyinka Gobolka Bakool

Ciidamada ayaa tababarka qaadanayey muddo 300 bilood ah, waxaana siinayey saraakiil AMISOM iyo soomaali isugu jira, waxayna ku qaadanayeen magaalada Baydhabo ee gobalka Baay.

Munaasabada Xiritaanka xaflada ayaa waxaa kasoo qeybgaley masuuliyiin ay kamid yihiin xilidhibaano iyo wasiiro katirsan MKGS taliyaha ciidanka police ka soomaaliyeed iyo saraakiil ciidan oo kasocdey qaar kamid ah dalalka Africa.

Goor dhow sawirada ayaan idin soo gudbin doonaaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here