Tartanka AQOON&AQLAAQ oo Cawada Dib uga Bilaaban Doona Radio Koonfur Galbeed

0
94

waxa manta la soo saarey Isku Aadka Tartanka  Degmooyinka Gobolka Baay ee Cidaacada Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Somaliya

waxa Tartankan ka qeyb Qaadan Doonaa Ilaa 5ta degmo ee Gobolka Baay kuwaas oo kala ah

Baydhabo,Berdaale,Buur Hakabo,Diinsoor&Qasaxdheere

waxa tartanka cawada lagu daah furi doonaa Degmooyinka Berdaale vs Qasaxdheere

Tartanka waxa uu bilaaban dooona sacada Markay tahay 9:00PM

hadaba kala Soco  Livestream-ka 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here