WADAHADALKII AL-SHABAB IYO ROBOW OO BURBUREY IYO SHABAB OO WERAR KU,EKEYEY SHEKH MUKHTAAR

0
62

Dowlada mareykanka Ayaa 23 jun ee sanadkan  Waxay Mukhtar Roobow kasaartey  Liiska Argigixisada Caalamiga ah , Kadib Markii Dowada Mareykanku Ay Shegtey In mukhtaar Oo hore uga tirsanaa Alshabab Sanadan Danbe Uu Gooni uga baxay Sidaa darteedna Laga Saarey Abuu Mansuur liiska argigixida .

Wixii Markaa Kadanbeyey Mukhtaar Roobow wuxuu Cadadis Aad udaran kala kulmaayey dhanka saraakiisha alshaab oo kuqasbayey labo midood inuu soo galo , waa mida Koowaadee.

  • Inuu beentayo Waxba Kamajiraana Kutilmaamo wararka laxiriira in 5tii milyan laga dulqaaday liiski Argagixisadana Lagasarey , kuna tilmaamo arintaas mid aan waxba kajirin nafsadiisuna raali ka,ahayn sida arintu udhacaday
  • Hadii kale In alshabaab Ay weeraridonaa asiga iyo ciidamadiisa hadii arinta loo soo jediyey roobow uu kabiyo diido

wadahadaladii  mudo usocoday   roobow iyo alshabab waxaa muuqata inaan la isku afgaran oo lagu kala booday , waana mida Maanta keentey in alshaab werar xoogan ay ku ekeyen goob uu kudhuumaaleysanayey shekh mukhtaar .

Hadda wararka aynu kaheleyno deganka abal  ee gobolka Bakool oo uu mudo dhawr sano ah uu kudhuumaleysanayey abuu mansur ayaa sheegay inuu  Kasocodo dagal faraha loogu gubtey oo uu udhaxayo Maleshiyo daacad u ah abuu mansuur iyo Ciidamo katirsan Al-shabab  sida ay inoo xaqiiyeen dad degaanka ah .

Warar iskhilaafsan ayaa kasoo baxay deganka abal qaar waxay sheegayaan in mukhtaar roobow iyo  qaar katirsan cidamadiisuba ay kabaxasaden halka weerarka lagu qaaday ayna kusuganyihiin meel aan halkaa kafogeyn , kuwo kale ayaa tilmaameya in wali mukhtaar uu kusuganyahay gabadkisa hore , walina iska hor imaadkii manta dhacayna uu isaga kugacan sareeyo .

Al-shabab waxa ka go,an i roobow gacanta ay kusoo dhigaan ,shekh mukhtaar iyo cidamadiisuna waxay kudadalayaan sidii ay isaga caabin lahaayeen shababka werarka kusooqaaday inkastoo isku codad iyo Isku abood toona ahayn .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here