Wafdi Ka Socda Dowladda Talyaanigga Oo Maanta Soo Gaarey Baydhabo.

0
106

Baydhabo (RKGS) Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheikhuna Maye Ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ku Qaabiley Wafdi Heer Caalami Ah Oo Ka Socday Dolwadda Talyaaniga.

Kulankan Oo Ahaa  Mid Saacado Qaatay Ayaa Waxaa Ay iskula Soo Hadal Qaadeen Wafdiga Talyaanigga Ka Socday Iyo Masuuliyiinta Dowladda Koonfur Galbeed Arimo Fara Badan Oo Ay Ugu Horeyso Horumarinta Saxaafadda, Waxbarashada, Iyo Sidoo Kale Garsoorka Dowladda Koonfur Gabeed.

Iyadoona Mar Sii Horeysay Dowladda Talyaanigga Ay Gacan Ka Geysatay Hirgelinta Raadiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ah Idaacaadda Ku Hadasha Afka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawiro:-

13906890_285064801860366_7387204715800039703_n 13902831_285064921860354_6562634849865547581_n 13900150_285064865193693_1190558655053859812_n 13895444_285064771860369_3599778924180984622_n 13895514_285064728527040_1877708177583051314_n 13873011_285064671860379_6812313806453026245_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here