Warbixin : Shirka madasha Qaran ee Baydhabo kasoconaya .

0
103

Baydhabo( RKGS) : Shirka Madasha Wada-tashiga qaran ee shalay ka furmay magaalada Baydhabo ayaa maalintii labaad galay, iyadoo Madaxda ka qeyb galeysa shirka oo khudbado ka jeediyay furitaankii shalay ay ku baaqeen in isu tanaasul la muujiyo, si loo gaaro is bedelka.

 

Dhageyso Warbixin Kusaabsan Shirka iyo Madaxdii kahadashay madashaasi

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here