Wasaaradda Gaashaandhigga oo sheegtay iney socdaan howlgallo dalka looga sifeynayo AlShabaab

0
100

Wasiirka Gaashandhiga Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini oo Marti ku ahaa Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa sheegay iney socdaan howlgallo dalka looga sifeynayo maleeshiyaadka Shabaab, isagoo hoosta ka xariiqay iney ciidamadu wiiqeen awooddii kooxda Shabaab.

Dhanka kale Waiirka ayaa soo hadal qaaday jabkii ugu dambeeyay ee maleeshiyaadka Shabaab loogu geystay deegaanka Halgan halkaas oo looga dilay kooxda UGUS 240 maleeshiyo is lamarkaana looga furtay Hub faraban.

Wasaarada Gaashaan-dhiga Soomaaliya oo kaa shaneyso Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa dhawanahan Waday Howlgalo ka dhan ah Maleeshiyaad Kooxda Alshabaab

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here