Waxaa dhawaan bilaabanaya Macruuc daraasad lagu sameynaayo xaaladda wadooyinka Magaalada Baydhabo

0
104

Waxaa dhawaan bilaabanaya Mashruuc daraasad lagu sameynaayo xaaladda wadooyinka
Magaalada Baydhabo oo uu maalgalinaayo Bangiga Adduunka.
oo lagu magacaabo Mashruuca Diyaarinta Horumarinta
Soornaaliya – Somali Urban Investment Planning Project” waxa uu qiimeyn ku
sameyenayaa xaaladda ay ku sugan yihiin jidadka Magaalada Baydhabo.

Markii ay  daraasdda dhamaatana waxaa 100 gudbayaa fulinta dhismaha wixii ka soo baxa
Si haddaba taas loo fuliyo,  Waxaa loo baahan yahay :

1 In la sameyo daraasad firsamo oo lagu Ogaalayo baah i da hey’ fillinaaya
mashruuca iyo naqshadeyntajidadka magaalada baydhabo muhiimka u ah ee la
maal gal inaayo.
IL In Dowladda Hoose ee Baydhabo oo ah hey ‘adda fulineysa mashruuca laga
xoojiyo awoodda hirgelinta mashaariicda.
Haddaba, Dowladda Hoose ee Baydhabo, iyada oo fillineysa qa±ka uu howlgalo
mashaariicda Bangiga Aduunka maalgaliyo, waxaan bulshada deggan
Baydhabo iyo Hey’adaha Dowliga ah iyo kuwa aan aheynba halkaan kula
Shaqo Tilmaameedyada ( TOR’ S) halkaan ku lifaaqan oo kala ah:
1. Shaqo Tilmaameedka Daraasadaha Mashruuca iyo saneynta naqshadda
dhismaha oo ( TOR Studies Mld Detailed Engineering
Design).
2_ Shaqo Qorshaha Maareynta Arrimaha iyo Bey’adda
(Environmental & Social Management Plan).
3_ Shaqo Qorsha Dib U Dejinta (Reettlernent Action Plan)
UJEEDADA AAN MACLUUMAADKAN IDINLA WADAAGEYNO WAA WARGEUN OO
A EE MAAHA CODSI SHAW LA SOO DALBANAAYO

HALKAAN RIIX SI AAD U AKHRISATO

RIIX HALKAAN SOMALI URBAN INVESTMENT PLANNING PROJECT ADDITIONAL FINANCING (SUIPP AF)

Riix Halkaan SOMALI URBAN INVESTMENT PLANNING PROJECT ADDITIONAL FINANCING (SUIPP AF)

RIIX HALKAAN FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA

SOMALIA URBAN INVESTMENT PLANNING PROJECT ADDITIONAL FINANCING
TERMS OF REFERENCE FOR FEASIBILITY STUDIES, PRELIMINARY, AND DETAILED ENGINEERING DESIGNS AND PREPARATION OF BIDDING AND SAFEGUARDS DOCUMENTS FOR URBAN ROADS IN KISMAYO AND BAIDOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here