Waziirka Hub Ka Dhigista Dowladda Koonfur Galbeed Oo Maanta Booyado Biyo Ah Gaarsiyay Deegaano Dhowr Ah.

0
96

Baydhabo (RKGS) Waziirka Wazaaradda Hub Ka Dhista Dhaqan Celinta Iyo Tababarada Maleeshiyaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay Ayaa Maanta Safar Uu Ugu Kuurgalayay Xaaladda Abaareed Iyo Midda Biyo La,aaneed  Wuxuu Ku Tagay Deegaano Ka Tirsan Gobalka Baay.

Deegaanada Uu Waziirku Booqday Waxaa Kamid Ah Aliyow Muumin Iyo Sidoo Kale Deegaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobalka Baay, Halkaasi Oo Ka Jirtay Biyo La,aan Aad U Baahsan.

Waziir Xasan Eelay Ayaa Markii Uu Gaarey Deegaanadaasi Wuxuu Bilaabay Qeybinta Booyado Biyo Ah, Kuwaasi Oo La Gaarsiiyay Dadka Ay Abaaruhu Saameyeen Ee Ku Nool Deegaanadaasi.

SONY DSC

 

 

 

 

SONY DSC

 

 

 

 

SONY DSC

 

 

 

 

SONY DSC

 

 

 

 

SONY DSC

 

 

 

 

SONY DSC

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waziirka Ayaa Sidoo Kale Wuxuu Deeq Lacag Ah Uu Gaarsiyay Bukaano La Xanuunsanya Cudurka Shuban Biyoodka Kuwaasi Oo Ku Nool Deegaanka Caliyow Muumin Oo Qiyaastii 25KM U Jirta Magaalada Baydhabo.

SONY DSC

 

 

 

 

SONY DSC

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay Ayaa Sidoo Kale Intii Uu Safarkiisa Ku Jiray Wuxuu Kormeeray Xarumaha Ciidamada Koonfur Galbeed Iyo Kuwa Dowlaadda Dhexe Ay Ku Leeyihiin Deegaanka Goofgaduud Ee Gobalka Baay, Asagoona Halkaasi Dhiiro Gelin Ugu Sameeyay Ciidamada Kala Duwan Ee Halkaasi Ku Sugnaa.

SONY DSC

 

 

 

 

 

 

 

SONY DSC

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here