Waziirka Warfaafinta Oo Kormeerey Fanaaniin Tawabar Uga Socda Baydhabo

0
113

Booqashadaan uu waziirka wazaarada warfaafinta  iyo wacyigelinta bulshada ee dowlada koonfur galbeed somaaliya ugaas xasan cabdi maxmed uu ku tagey qeebta tawbarada  Fanka ee wazaarada ayaa waxaa ku wehlineyey agaasimaha idaacada dowlada koonfur galbeed cumar Mustafa nuur

Waziirka Ayaa Kormeerey Sida Ay Maclimiinta U Bixinaaradyaan Casharada Fanka Ee La Siinayo Dhalanyaro Loo Tababarayo Fanaaniinta Koonfur Galbeed Soomaaliya

Fanaaniinta Tababarka Ku Jira Ayaa Waxaa Ay Soo Bandhigeen Hees Cusub Oo Nabada Ka Hadleysa

Cilip Hees

Macalinka Casharka Bixinaya Ee Mohamuud Xaaji Mohamed Tarash Ayaa Waxaa Uu Waziirka Warfaafinta Uu Faafaahin Ka Siiyey Sida Uu Tababarka Uu U socodo

 

cumar Mustafa nuur agaasimaha idaacada dowlada koonfur galbeed  Ayaa Waziirka Ku Amaaney Sida Uu Isaga Xilsaarey Tayeynta Fanka

waziirka wazaarada warfaafinta  iyo wacyigelinta bulshada ee dowlada koonfur galbeed somaaliya ugaas xasan cabdi maxmed  Oo Hadal Kooban Goobta Ka Jeediyey Ayaa Sheegey In Wazaarada Warfaafinta Ay Xooga saareyso Dib U Soo Celinta Fanka Iyo Dhaqanka KGS

Wuxuu Dhanka Kale Uu Abwaaniinta KG Uu Ku Amaaney Sida Wanaagsan Ee Ay Iskaga Xilsaareen Adkeynta Iyo Baahinta Afka Maayga

Fanaaniintaan Ayaa Waxaa Mudo Uu Tababar Ugu Socdaa Xarunta Wazaarada Warfaafinta

15102112_1180593385367991_1967689794_o 15145100_1180593345367995_2113543186_o 15145154_1180593348701328_1457174859_o15145223_1180593512034645_1388413883_o

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here