Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali.

0
92

Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay weerar ay qaaadeen kooxo hubeysan kana dhacay  waqooyi bari dalka Mali oo dhaca xadka dalka Nijer.

Warku wuxuu intaa ku daray in bilooyin ka hor isla degaankaasi  lagu dilay  in ka badan 100 qof oo rayid u badnaa kuna jireen qaar ka soo jeeday qabiilada Al-folani iyo Al-dhaawaariq,waxaana la sheegay in mandiqadan ay Saldhigyo ku leeyihiin kooxda Daacish iyo kooxda kale ee Al-dhawaari oo iyadu taageerta Ciidanka Mali iyo xoogagga Faransiiska ee halkaa ka jooga.

Sida laga warqabo dalka Faransiiska waxa uu faragelin ku sameeyay dalka Mali sanadkii 2013 kii isagoo ka saaciday Ciidamada Dowlada sidii waqooyi dalkaasi looga saari lahaa dagaalyahaaninta xiriirka la leh kooxda xaqjirka ah Daacish.

Qeybo badan oo ka mid aah dalkaasi Mali ayaa weli ku jiraa xaalad fowdo ah ee dhanka amniga ah inkastoo sanadkii 2015

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here