Xabad joojin ka dhaqan gashay dhulka Suuriya.

0
139

Heshiis Xabad joojin ah oo ay ka wada soo shaqeeyeen wadamada Mareyka iyo Ruusshka ayaa la sheegay inay ka dhanqan gashay dhulka  Suuriya, marka laga reebo degaanada ay haystaan kooxaha argagixisada ah.

Dagaalaka Suuriya oo socoday muddo shan sano ah, ayaa waxaa laga soo waramaya in Ciidamada Ruushka ay duqeynta ka joojiyeen dhamaan dhulka Suuriya, balse ay sii wadayaan garaacista dhulka ay ku sugan yihiin kooxaha xagjirka ah.

Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Ruushka  ayaa Warbaahinta Caalamka u sheegay  in qorshahaasi Xabad joojinta ah uu dalkiisu fulinayo laakiin uu sii wadayo dagaalka uu kal soo horjeeda dagaalamayssha  Daacish ee  ku sugan gudaha dhu;ka Suuriya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here