Xildhibaan C/laahi Colaad Rooble oo kusoo baxay Aqalka hoose ee H/Shabeelle

0
90

Waxaa Maanta ka soconaya Magaalada Jowhar ee xarunta maamul Goboleedka Hir-Shabeelle, doorashada Aqalka hoose ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Xubnaha Aqalka hoose ee Maanta guuleystay waxaa ka mid ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya C/laahi Colaad Rooble iyo Samiira Xasan C/lle.

Waxaa sidoo kale soo baxay Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed oo 29 Cod kaga guuleystay murashixiinta la tartamaysay oo kala ahaa Bashiir Macallin Aaden iyo C/laahi Aaden Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here