Xildhibaano kale oo Maanta lagu doortay Magaalada Cadaado

0
88

Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa maanta lagu doortay labo(2) mudane oo kala ah:

1-Axmed Macalim Fiqi oo heley 45 Cod

2-Ubax Tahliil Warsame

Doorashada ka Socota Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa meel gabogabo ah mareysa waxaana la filayaa in dhawaan la soo gabagabeeya Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee ka imaanaya maamulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here