XOGHAYAHA GUUD EE QM OO LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA BAYDHABO

0
99

Baydhabo (RKGS) Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio Gutteres Ayaa maanta Booqasho horey loo Shaacin ku Yimid magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay waxa uu kulamo La qaatey Madaxweynahadowlada koonfur galbeed somaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan   Wax loogu Qabto 5milyan soomaali ah Oo xilagan Sameeyeen Abaaraha Dalka ka Jira.

HALKAN KA DAAWO SAWIRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here